SHARE

XOG IYO XAQIIQO BADII SOOMAALIYA 2009 MIYAA LA IIBSADAY MISE HADA AYEEY SUUQA IIBKA TAALA
HADA SU’ASHA ISWEYDIINTA MUDAN AYAA AH HALKEEY MAREYSA DACWADII BADA SOOMALIYA IYO KENYA,WAXAANA UGU WAR DAMBEYSAA XILIGII MADAXWEYNAHA UU AHAA XASSAN SH MAXAMUUD.

KHEYRE IYO FARMAAJO BADI MIYEEY GOR GORTAN KULA JIRAAN KENYA MISE KIISKII WALI WAA SOCDA,MAXEY XATAA UGA HADLI LA’YIIIN,

LEAVE A REPLY