Home BULSHADA Toddobaadka iyo sawirrada qaaradda Afrika

Toddobaadka iyo sawirrada qaaradda Afrika

400
0
SHARE

Waxaan idiin soo xulnay sawirradii ugu wanaagsanaa guud ahaan qaaradda Afrika ee toddobaadkan.

Gabar yar oo ku dabbaalanaysa biyo dhoob oo fariistay dhul caws leh magaalada Nyal ee dalka Koonfurta Suudaan, qoyska gabadhan waxay ku nool halkaasi waxay kasoo barakaceen dagaallo ka jiray magaaladooda.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionGabar yar oo ku dabbaalanaysa biyo dhoob oo fariistay dhul caws leh magaalada Nyal ee dalka Koonfurta Suudaan, qoyska gabadhan waxay ku nool yihiin halkaasi waxayna kasoo barakaceen dagaallo saameeyay deegaankooda.
Waa wiil yar oo ku sugan suuqa xoolaha ee Birqash oo ku yaalla magaalada Qaahira dalka Masar, ka hor CiiddiiLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionWaa wiil yar oo ku sugan suuqa xoolaha ee Birqash oo ku yaalla magaalada Qaahira dalka Masar, ka hor Ciiddii
Waa dad ku xoolaha ku kala ganacsanaya suuqa xoolaha ee magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday, waxay ka hor maalmihii ciidda.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionWaa dad ku kala ganacsanaya suuqa xoolaha ee magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida , waxay ahayd ka hor maalinkii Ciidda.
Waa gabar yar oo Xinnaha u marineysa haweeneey, waxayna ku suganayeen magaalada Bamako ee caasimadda dalka Mali.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionWaa gabar yar oo Xinno u marineyso haweeneey, waxayna ku suganayeen magaalada Bamako ee caasimadda dalka Mali.
Waa nin timaha ku jara agagaarka waddo magaalada Ibafo ee koonfur galbeed dalka Nigeria, wuxuuna timaha u jarayay nin maalinkii ciidda.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionWaa nin timaha ku jara agagaarka waddo ku taalla magaalada Ibafo ee koonfur galbeed dalka Nigeria, wuxuuna timaha u jarayay nin maalinkii Ciidda.
Waa dad saalaadda Ciidda ku tukanayay magaalada Ibafo ee gobolka Ogun ee dalka Nigeria- Waxay ahayd Talaadadii.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionWaa dad saalaadda Ciidda ku tukanayay magaalada Ibafo ee gobolka Ogun ee dalka Nigeria- Waxay ahayd Talaadadii.
Waa haween salaadda Ciidda ku tukanayay fagaare ku yaalla magaalada Muqdishu, hortooda waxaa ku cayaarayay carruur Ciidda u dabbaaldegaya.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionWaa haween salaadda Ciidda ku tukanayay fagaare ku yaalla magaalada Muqdishu, hortooda waxaa ku cayaarayay carruur Ciidda u dabbaaldegaysa.
Waa muhaajiriin Afrikaan ah oo dabbaaldegaya kaddib markii ay galeen xarun lagu qaabilo muhaajiriinta oo ku taalla dalka Spain.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionWaa muhaajiriin Afrikaan ah oo dabbaaldegaya kaddib markii ay gaareen xarun lagu qaabilo muhaajiriinta oo ku taalla dalka Spain.
Ku dhawaad 200 oo muhaajiriin ah ayay u suurogashay inay ka gudbaan xadka Morocco, hadda waxay ku dabaaldegayaan xeebta Ceuta dalka Spain.Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionKu dhawaad 200 oo muhaajiriin ah ayay u suurogashay inay ka gudbaan xadka Morocco, hadda waxay ku dabaaldegayaan xeebta dalka Ceuta Spain.
Waa haween ku sugan suuq ku yaalla magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya ka hor munaasabad dhaqameed halkaasi ka dheceysay.
Image captionWaa haween ku sugan suuq ku yaalla magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya ka hor munaasabad dhaqameed halkaasi ka dheceysay.
Waa munaasabad dhaqameed ay ka qayb galayeen haween magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya.
Image captionWaa munaasabad dhaqameed ay ka qayb galayeen haween magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya.
Waa kumannaan dad oo ka qayb galaya munaasabad dhaqameed dalka Nigeria, dadkan waxay aaminsan yihiin in biyaha webigan ay daawayn karaan cuddurrada iyo dhalmo la'aanta.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionWaa kumannaan dad ah oo ka qayb galaya munaasabad dhaqameed dalka Nigeria, dadkan waxay aaminsan yihiin in biyaha webigan ay daawayn karaan cuddurrada iyo dhalmo la’aanta.
Ardey dibadbaxy ka dhigayay Arbacadii afaafka hore ee xarunta baarlamaanka Cape Town, waxay codsanayeen in cafis loo fidiyo qaar kamid ah ardeyda oo lagu riday xukun kaddib markii rabshado ay ka dhaceen halkaasi.Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionArdey dibadbaxyo ka dhigayay Arbacadii afaafka hore xarunta baarlamaanka ee ku taalla magaalada Cape Town, waxay codsanayeen in cafis loo fidiyo qaar kamid ah ardeyda oo lagu riday xukun kaddib markii rabshado ay ka dhaceen halkaasi.
Xildhibaanka mucaaradka ah ee dalka Uganda ahna heesaa Bobi Wine ayaa kasoo hor muuqday maxkamad khamiistii, waxaa lagu soo oogay dacwad ah inuu khiyaamo qaran gaystay.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionXildhibaanka mucaaradka ah ee dalka Uganda ahna heesaa Bobi Wine ayaa kasoo hor muuqday maxkamad khamiistii, waxaa lagu soo oogay dacwad ah inuu khiyaamo qaran gaystay.

Mowduucyada la xiriira

LEAVE A REPLY