Home BULSHADA qorsho cusub oo loo helay xeerta caloosha.

qorsho cusub oo loo helay xeerta caloosha.

SHARE

Sahan cusub oo uu sameeyay machad laga leeyahay dalka mareykanka oo laga barto sida uu u shaqeeyo hab dhismeedka neerfaha ayaa lagu ogaaday in mar walba oo qofka uu calool weyn yeesho ay naaqusto awoodda iyo cabirka maskaxdiisa.

Sida lasoo wariyay ilaa iyo 1000 qofood ayaa si tijaabo ahaan loogu qeybgaliyay barnaamijka cabirka jaantuska jirka beni’aadamka, waxaana soo baxday natiijadaas.

Si kaftan ah Mention u dheh qof aad ku ogtahay.

Maxeyse kula tahay fikir ahaan adiga?

LEAVE A REPLY