Home WARARKA GUDAHA Puntland oo beenisay in Dowlada dhexe ugu deegday lacag

Puntland oo beenisay in Dowlada dhexe ugu deegday lacag

203
0
SHARE

war-Saxaafadeed ka soo baxay Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa lagu beeniyey in dowlada dhexe lacag ugu deeqday dhismaha Jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo.

“Dowladda Puntland waxay la wadaageysaa umadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland in ay tahey libin sheegasho beena,sheegashada Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ay ku sheegenayso inay ugu deeqday wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo lacag dhan $1500,000(Hal Milyan Iyo Shan Boqol oo kun oo Doolar)”warka kasoo baxay Puntiland.

War-Saxaafadeedkaan ayaa ku soo aadaya xili dood badan ay ka taagantahey war ay soo saareen xubno ka tirsan gudiga Maaliya Barlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeedkii oo dhameystira

LEAVE A REPLY