Home WARARKA GUDAHA Magaalada Jigjiga ee caaismadda maamulka Soomaalida waxaa maanta dib ugu laabtay hoggaamiyaha...

Magaalada Jigjiga ee caaismadda maamulka Soomaalida waxaa maanta dib ugu laabtay hoggaamiyaha jabhadda ONLF kadib tobannaan sano oo jabhaddiisu ay la dagaalamaysay xukuumadda Itoobiya. Wafdiga Admiral Maxamed Cumar Cusmaan iyo hoggaanka jabhadda ONLF ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada, waxaana ay ka qaybgaleen isku soo bax ka dhacay garoon ku yaalla Jigjiga. HALKAN HOOSE KALA SOCO:

SHARE

Magaalada Jigjiga ee caaismadda maamulka Soomaalida waxaa maanta dib ugu laabtay hoggaamiyaha jabhadda ONLF kadib tobannaan sano oo jabhaddiisu ay la dagaalamaysay xukuumadda Itoobiya.

Wafdiga Admiral Maxamed Cumar Cusmaan iyo hoggaanka jabhadda ONLF ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada, waxaana ay ka qaybgaleen isku soo bax ka dhacay garoon ku yaalla Jigjiga.

HALKAN HOOSE KALA SOCO:

LEAVE A REPLY