Home BULSHADA Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabis Sameeyay (Wareegto)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Magacaabis Sameeyay (Wareegto)

89
0
SHARE

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa lagu magacaabay Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta ee Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Liibaan Maxamed Xuseen.

AKHRISO

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa la faray in uu dhameeystiro habraaca maamuuska Lataliyaha Meelmarinta Go’aanka sida ugu haboon ee Sharciga waafaqsan.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta Guddoomiye Mursal.

LEAVE A REPLY