Home WARARKA GUDAHA Daawo:Wasiirkii Arimaha dibada Ingiriiska oo sameeyay dhacdo siweyn looga hadal haayo dunida...

Daawo:Wasiirkii Arimaha dibada Ingiriiska oo sameeyay dhacdo siweyn looga hadal haayo dunida hore Oga dhicin

SHARE

Qaar kamid ah wariyaasha ka howl gala warbaahinta caalamiga ayaa gurigiisa ku booqday wasiirkii hore ee arimaha dibada ee dowlada Ingiriiska oo xiligaan siweyn looga hadal haayo warbaahinta caalamka madaama ku furanyihiin xaalado siyaasadeed.

Wasiirka ayaa sameeyay dhacdo siweyn looga hadal haayo warbaahinta iyo baraha bulshada kadib markii wariyaasha usoo qaaday shaax iyo cofee badan waxaana oo hadalkiisa ku bilaabay madooneysaan koob shaax ah.

Wasiirka ayaa yiri waxaa tihiin halyeeyo madaama mudo dheer aad i sugeyseen waxaana eegayaa binidaamnimada waana in aad cabtaan shaaxa balse niima haayo wax kale oo waraysi ah asagoo oo qoslaha.

LEAVE A REPLY