LATEST ARTICLES

Five things you may have missed over the weekend

And when we woke up, we had these bodies. They're like, except I'm having them! Oh, I think we should just stay friends. You'll have all the Slurm you can drink when you're partying with Slurms McKenzie Hey, tell me something. You've got all this money. How come you always dress like you're doing your laundry? Yes, if you make...

Daawo-Maxay isku hayaan Dowladda Federaalka & Ahlusunna?

video

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo hoggaanka Ahlusunna ee Gacanta ku haya Magalada Dhuusamareeb & Magaalooyin kale oo ku yaalla Gobolka Galgaduud. Hadaba shirar kala duwan ayaa ka socda Magalada Dhuusamareeb, iyada oo wufuud ka socda DowladdaS oomaaliya ay halkaasi ku sugan yihiin. Hadaba waxyaabaha ay...

DEG DEG-Xog hordhac ah oo laga helay ciddii fulisay qaraxiii Is-miidaaminta ee Xarunta G/Banaadir

Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin, kasoo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray mas’uuliyiin fara badan. Xogta laga helay saraakiisha amniga iyo madaxda maamulka G/banaadir ayaa sheegaysa in qofka qaraxa fuliyey ee is-miidaamiyey ay ahayd Haweeney la socotay Gabar Indhoole ah oo...

Mogadishu mayor, officials wounded in suicide attack

The mayor of Mogadishu has been wounded in a suicide attack inside his office during a security meeting, officials said. “The mayor was wounded in the blast and he is currently being treated,” Mohamed Abdullahi Tulah, deputy mayor, told state-owned Radio Mogadisho “Some of the commissioners of Mogadishu district have also been wounded,” Mohamed added. Earlier United Nations special envoy James Swan had met with the...

Ajaaniib ka tirsanaa Al-Shabaab oo la qabtay+Sawirro

Jubbaland ayaa warbaahinta u soo bandhigtay rag Ajanaiib ah oo ay sheegtay inay ka barbar dagaalamayeen Xooggaga Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ayaa sheegay in raggan oo sadex ahaa lagu soo qabtay howlgal ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale saraakiisha ayaa shaaciyey in xubnaha Ajaaniibta ee la soo qabtay ay dhammaan u dhasheen dalka Tanzania. Ma...

Gudoomiye shaaciyay Sir ku aadan Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi (Tuulax) ayaa shaaciyey sir culus oo ku aadan weerarkii xooganaa ee shalay ka dhacay xarunta dowladda hoose Xamar. Tuulax ayaa sheegay weerarkaasi ay hagayeen dad ku sugan gudaha dhismaha xarunta mamaulka gobolka Banaadir. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay baarayaan cida la shaqeyneysay Haweeneyda is qarxisay oo la rumeysan yahay...

Xaaska Madaxweyne Farmaajo Oo Villa Soomaaliya Ku Qaabishay Wafdi Sacuudiga Ka Yimid

Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo;  Saynab Cabdi Macallin oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo Saraakiil kale oo ka tirsan hay’adda Saynab Moallim Foundation ayaa  Madaxtooyada ku qaabbishay kaaliyaha madaxa Xafiiska Afrika ee hay’adda gargaarka Bini’aadantinimo ee Boqor Salmaan, Mudane ; Yuusuf Al Bakheet iyo wafdi uu hoggaaminayo. Marwada Qaranka ayaa Mudane Yuusuf...

The Originals – Ashes to Ashes

All right. Well, take care yourself. I guess that's what you're best, presence old master? A tremor in the Force. The last time felt it was in the presence of my old master. I have traced the Rebel spies to her. Now she is my only link to finding their secret base. A tremor in the Force. The last...

Daawo Taariikhii Boqorkii Daroogada Aduunka ee Noqday Milyineerkii Hadana dhiibay Lacgta Lagu Dhisi lahaa Xabsigiisa

video

Daawo Taariikhii Boqorkii Daroogada Aduunka ee Noqday Milyineerkii Hadana dhiibay Lacgta Lagu Dhisi lahaa Xabsigiisa

Masaajid ay ku tukadaan hal qabiil oo Soomaali ah heebsooc awgiis

Waxaa wali qaybo badan oo ka mid ah gayiga Soomaalida ay degto ka jira heeb-sooc ama takoor lagu sameeyo qaar ka mid ah bulshada. Heeb-soocan ayaa mara maraxalado kala duwan oo bulshada lagu takoora ay sheegeen in dhibaato maskaxeed ay u gaysato iyo waliba dhibaatooyin kale oo xag dhaqaale iyo xag nololeedba leh. Magaalada Qabridahar ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya...