LATEST ARTICLES

XAAF OO LA SHEEGAY IN UU KA QEYB-GELI DOONO CALEEMA-SAARKA MADAXWEYNE...

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo uu ka qeyb-geli doono caleema-saarka...

Wasiir Lacag badan xaday oo xukun Cajiib ah lagu riday iyo...

Maxkamad kutaala Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa xukun hadal heyn badan dhaliyay waxa ay ku riday Wasiirkii hore ee caafimaadka dalkaasi oo lagu helay...

Mahad Salaad oo sheegay ‘cida ka dambeysay ciidan la geeyey’ guriga...

Muqdisho (Calanka24) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyey inuu isaga ka dambeeyo Ciidamada habeenadaan...

Maxaa ka jira in “amniga Sheekh Shariif uu halis ku jiro”?

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inuu jiro weerar la qorsheynayo in lagu qaado madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed. War...

Maxay tahay danta Abiy Axmed ugu jirta inay heshiiyaan Muqdisho iyo...

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dadaal weyn ugu jira sidii uu heshiis uga dhex dhalin lahaa Soomaaliya iyo Soomaaliland, isagoo isbuucii hore hirgaliyay...

Guddi Qaban qaabiya Shir weyne looga tashanayo Mustaqbakka Puntland oo la...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni isagoo ka duulaya Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda  Puntland ee ku qabsoomay magaalada Boosaaso, Bishii February 07,...

Five things you may have missed over the weekend

And when we woke up, we had these bodies. They're like, except I'm having them! Oh, I think we should just stay friends. You'll...

Daawo-Maxay isku hayaan Dowladda Federaalka & Ahlusunna?

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo hoggaanka Ahlusunna ee...

DEG DEG-Xog hordhac ah oo laga helay ciddii fulisay qaraxiii Is-miidaaminta...

Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin, kasoo dhaliyay qasaare...