LATEST ARTICLES

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo uu ka qeyb-geli doono caleema-saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo dhowaan ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb. Weriyaal ku...
Maxkamad kutaala Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa xukun hadal heyn badan dhaliyay waxa ay ku riday Wasiirkii hore ee caafimaadka dalkaasi oo lagu helay in lacago badan musuq maasuqay. Wasiirkii Caafimaadka Congo Oly Ilunga ayaa lagu helay in uu musuq...
Muqdisho (Calanka24) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyey inuu isaga ka dambeeyo Ciidamada habeenadaan tagayey guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Xildhibaanka ayaa tallaabadaas ku tilmaamay inay tahay...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inuu jiro weerar la qorsheynayo in lagu qaado madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed. War saxaafadeed ay maanta soo saareen mas'uuliyiinta Wasaaradda Amniga gudaha ayaa lagu yiri:- "Wasaaraddu waxay bulshada la...
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dadaal weyn ugu jira sidii uu heshiis uga dhex dhalin lahaa Soomaaliya iyo Soomaaliland, isagoo isbuucii hore hirgaliyay in madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyne Biixi ay markii ugu horreysay isku arkaan xafiiskiisa Magaalada Addis...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni isagoo ka duulaya Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda  Puntland ee ku qabsoomay magaalada Boosaaso, Bishii February 07, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisa ay ka mid ahayd in la qabto shir weyne wadatashi ah...
And when we woke up, we had these bodies. They're like, except I'm having them! Oh, I think we should just stay friends. You'll have all the Slurm you can drink when you're partying with Slurms McKenzie Hey, tell...
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo hoggaanka Ahlusunna ee Gacanta ku haya Magalada Dhuusamareeb & Magaalooyin kale oo ku yaalla Gobolka Galgaduud. Hadaba shirar kala...
Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin, kasoo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray mas’uuliyiin fara badan. Xogta laga helay saraakiisha amniga iyo...